Maxay ka wada hadlen Madaxweyne Xassan Shiikh iyo taliyaha AFRICOM?

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa ka hadlay kulan magaalada Muqdisho ku dhex-maray Madaxweynaha cusub ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo taliyaha ciidankaas Generaal Stephen Townsend. Kulanka labada masuul waxaa ku wehliyey danjiraha Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Generaal Stephen Townsend ayaa ka wada wada-hadlay wada-shaqeynta AFRICOM iyo gacan siinta Ciidamada … Continue reading Maxay ka wada hadlen Madaxweyne Xassan Shiikh iyo taliyaha AFRICOM?